wargeyskadawan.com
Duqa Caasimada Hargeysa oo Dhagax-dhigey Jid isku Xidhi Doona Degmooyinka 31-ka May iyo Gacma-dheere
Hargeysa (Dawan):- Duqa caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa shalay si rasmiya u dhagax-dhigey waddo cusub oo isku xidhi doonta Degmooyinka Gacma-dheere iyo 31-ka May. Waddadaas oo dh…