wargeyskadawan.com
Ciidamo Hor Leh oo ka soo Goostay Maleeshiyaadka Huwanta ah ee Ka Dagaalamaysa Laascaanood
Samakaab (Dawan)- Ciidamo cusub ka soo goostay maleeshiyaadka huwanta ah ee ka dagaalamaya Laascaanood ayaa shalay lagu soo dhaweeyey Taliska Qaybta 7-aad ee Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Samakaab.…