wargeyskadawan.com
Maamulka Gobolka Selel iyo Koomishanka Doorashooyinka oo kawada hadlay Kaadhqadashada Codbixiyayaasha
Borama (Dawan) Gudoomiyaha Gobolka Salel Mawliid Maxamed Nuur oo uu weheliyo Maayirka Degmada Saylac oo socdaal shaqo ku jooga Magaaladda Boorama ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Komishanka Dooras…