wargeyskadawan.com
Dood Golaha Guurtida Faransiiska Ka Yeeshay Afrika oo Lagu soo Jeediyey Taageerida Horumarka Somaliland
Paris (Dawan)- Xildhibaan Olivier Cadic ayaa ku baaqay in la dhiirigeliyo horumarka Somaliland ku talaabsatay, mar uu ka hadlayey dood golaha guurtidu ka yeeshay fahamka qaarada Afrika. Md. Cadic o…