wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida JSL oo ku hawlan Daminta Shaqaaqada Degaanka Cuna-qabad
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xildhibaano u diray shaqaaqo shalay ka dhacday duleedka magaalada Hargeysa. Shaqaaqo sababtay dhimash…