wargeyskadawan.com
Somaliland oo Xukun Milatari ku Riday Xubin ka tirsan Al-shabab
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa nin ka tirsan kooxda Al shabaab ku xukuntay 9 sanno oo xabsi ciidan ah. Fadhigii Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka Qaranka JSL oo xu…