wargeyskadawan.com
“Waxa aan Kula Talin Lahaa Baarlamaanka in ay Is-xakameeyaan oo ay ka Fikiraan Dalka Mustaqbalkiisa….” Cabdillaahi Darawal
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi (Darawal) ayaa ka hadlay tartanta loogu jiro Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee uu iskacasilay Ca…