wargeyskadawan.com
“Habka ugu Wanaagsan ee Musiibooyinka Dabiiciga ah Loo Maamuli Karaa Waa Inuu Jiro Qorshe…”
Hargaysa (Dawan): Agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka Cimiladda Somaliland ayaa ka qayb galay kulan lagaga wadahadlaayo sida loo maarayn karro masiibooyinka dabiiciga ah. Kulanka…