wargeyskadawan.com
𝐆𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐪𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐫𝐛𝐞𝐫𝐚.
𝐁𝐄𝐑𝐁𝐄𝐑𝐀 (Dawan) Shirkadda gaadiidka ee MATCO ayaa laba gadiid oo ah kuwa lagu qaado qashinka ku Wareejisay dowladda hoose ee magaalada Berbera waxaana gaadiidkaas kala wareegay xoghayaha dowlada h…