wargeyskadawan.com
Munaasibad lagu xusay 63-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska oo madaxtooyada lagu qabtay.
Hargeysa (Dawan) Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo munaasibadda sannad-guurada 63-aad ee kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay dalka Ingiriiska, aya…