wargeyskadawan.com
 “Xaq ayuu u leeyahay ciidanku marka lasoo weeraro in uu jawaab culus bixiyo”Madaxweynaha JSL.
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Laascaanood nabad ugu baaqay, waxa kale oo uu sheegay in aanay ogolaanayn in maamul kale Somaliland laga dhex sameeyo. Madaxweyn…