wargeyskadawan.com
Munaasibada Ciidul-adxa oo lagu Tukaday Garoonka Kubadda Cagta Bursadde ee magaalada Berbera
Hargeysa (Dawan) Bulshaweynta ku nool magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee Buursade, si ay u oogaan labada ragcadood ee sunnada ah ee …