wargeyskadawan.com
Jawaab Xukuumadda Somaliland ka bixisay warbixin ay soo saartay WHO
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabtay warbixin ka soo yeedhay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO …