wargeyskadawan.com
Qabashada Vladimir Putin ee Koonfur Afrika waxay noqonaysaa ‘ku dhawaaqid dagaal’, ayuu yidhi Ramaphosa
Isku day kasta oo lagu doonayo in lagu xiro Vladimir Putin haddii uu booqdo Koonfur Afrika waxay noqon doontaa ku dhawaaqid dagaal ka dhan ah Ruushka, sidaa waxa yidhi madaxweynaha dalkaas. Cyril R…