wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida oo ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 82-aad oo Qodobo xasaasi ahi ay ku jiraan
Hargeysa (Dawan)Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa dood ka yeeshay ajandaha Kalfadhiga 82-aad ee golaha, kaas oo ay ku jiraan qodobo xasaasiya oo ay ka mid yihiin Xeerka Madax dhaqameedka…