wargeyskadawan.com
Kulan lagaga Hadlayay Muhiimada Goobaha Akhrisku u Leeyihiin Dalka oo lagu Qabtay Gabiley
Gabiley (Dawan) Kulanka ayaa ahaa mid lagaga arrinsanaayey Mumiimadda Magtabaduhu u leeyihiin bulshada iyo horumarinta nabadda dalka. Kulanka waxa ka soo qaybgalay xoghayaha gobolka Gabiley, aqoony…