wargeyskadawan.com
Hargeysa: Dawlada Hoose oo 100 Qoys ka Rartay Agagaarka Dhaamka Daami
Hargeysa (Dawan) Dawlada Hoose ee Caasimadda ayaa shalay ka rartay boqol qoys oo daganaa agagaarka Dhaamka daami degmada Gacanlibaax ee Magaalada Hargeysa. Maayar ku xigeenka Magaalada Hargeysa Kha…