wargeyskadawan.com
Guddii Guurtidu u Saartay Khilaafka Dalka oo la Kulantay Mucaaridka
Hargeysa (Dawan) Guddidii golaha guurtida JSL, u saaray ka soo talo-bixinta xaalada buurta Gacan-libaax ayaa kulan la qaatay madaxda labada xisbi mucaarid ee Somaliland. Guddidii dhawaan golaha guu…