wargeyskadawan.com
Madaxweynaha oo Xadhigga ka Jaray Haamaha Keydka Shidaalka ee Dahabshiil Mashruuc Kalena Ka Dhagax Dhigay Berbera
“Xukuumad ahaan Waxaanu ku Dedaalaynaa in Ganacsatada iyo Dawladdu ay Gacmaha Is-qabsadaan” Berbera (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti uu …