wargeyskadawan.com
Mishiinka Liisamada lagu sameeyo oo laga Hirgaliyay Boorame
Borama (Dawan) Wasiirku xigeenka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka JSL, Cabdinaasir Caydiid Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Awdal Xasan Daahir Xadi, ayaa sidawada jira u daahfuray mishi…