wargeyskadawan.com
Siddeed Qodob oo ay Tahay Inay Ku Dedaalaan Dadka Xanuunka Macaanka Qaba
Qormadeena labaad ee Barnaamijka Caafimaadka Wargeysa Dawan ee Todobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doonaa, qodobo muhiim u ah dadka qaba xanuunka Macaanka inay sameeyaan, si ay uga badbaadaan halis…