wargeyskadawan.com
Duqa Caasimada oo Xadhiga ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyay Xafiisyada Degmada Dacarta
Hargeysa (Dawan) Duqa caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa Shalay xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo loogu adeegi doono bulshaweynta degmada Dacarta ee gobolka Maroodi-jeex. Cab…