wargeyskadawan.com
Wasaaradda Deegaanka oo ku Hawlan wax ka Qabashadda Denbiyadda loo Gaysto Duur Joogta
Somaliland ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid tahay wadamadda Geeska Afrika, ee ay ka dhacaan ugaadhsiga, iyo ka ganacsiga sharci darrada ah ee duur joogta. Si dhibaatadaas wax looga qabto was…