wargeyskadawan.com
Maareeyaha Duulista oo Qaabiley Injineerkii Dhammeystiray Qalabka Saadaasha Cimilada Garoonadda Dalka
Hargeysa (Dawan) Maareeyaha hayadda Duulista iyo Madaarada JSL Mudane Cumar Sayid Cabdillaahi Aadan, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Injineer John Aseeyo, oo ah farsamayaqaankii dhamaystiray qa…