wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Saaxil oo la Wareegay Kaalmo Xoolo ah oo loogu talo galay Ciidanka Qaranka
Laasa-dacawo(Dawan):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Cabdi Cabdilaahi ayaa kaalmo xoolo ah kala wareegay Bulshad iyo wax garadka Deegaanka Laaso-dacawo ee gobolka Saaxil, kaalmadaas xoolaha ah ay…