wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo la Wareegay Deeq Xoolo ah oo Loogu Talo galay Ciidanka Qaranka
Laasa-dacawo(Dawan) Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Cabdi Cabdilaahi ayaa deeq xoolo ah kala wareegay Bulshad aiyo wax garadka Deegaanka Laaso-dacawo ee gobolka Saaxil, deeqdan xoolaha ah ayaa dadk…