wargeyskadawan.com
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Shirkadaha Keena Dawooyinka Xoolaha oo Isla Qaatay Illaalinta Tayada Daawada
Hargaysa(Dawan) Wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga ayaa qabatay kulan ay isugu yeedhay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee soo dejiya dawooyinka xoolaha, isla markaana ka sii…