wargeyskadawan.com
Nuxurka Qodobada Wax-ka-beddelka iyo Kaabistii lagu Sameeyay ee Xeerarka Doorashooyinka JSL
Hargeysa (Dawan) Fadhigii dorraad ee golaha wakiillada JSL, oo uu guddoominayay Guddoomiyaha golahaasi, Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir (Fatatoon) waxa goluhu warbixin kaga dhegaystay guddidii is waaf…