wargeyskadawan.com
Duqa Caasimada Hargeysa oo Daah-Furay Nalalka Baabuurta Kala Haga
Hargeysa (Dawan) Duqa caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa daahfuray wajigii koobaad ee nalalka baabuurta kala haga, kuwaas oo muddo dheer kadib laga hirgeliyay jidka isku xidha …