wargeyskadawan.com
Shiinaha ayaa qasab dib ugu masaafuriyay tiro dad ah oo ka goostay Kuuriyada Waqooyi
Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in Shiinaha uu si qasab ah dib ugu celiyeen “tiro badan” oo ka goostay Kuuriyada Waqooyi. Arrintan ayaa daba socota warbixino dhawaan ka soo baxay hay…