wargeyskadawan.com
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱: 𝗱𝗶𝗹 𝗾𝗶𝘀𝗮𝗮𝘀 𝗮𝗵 oo lag𝘂 𝗳𝘂𝗹𝗶ye𝘆 𝗿𝗮𝗴 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗱𝗶𝗹𝗮𝗹 𝘂 𝗴𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆
𝗛𝗔𝗥𝗚𝗘𝗬𝗦𝗔 -(Dawan)-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay 5 nin oo hore loogu helay in ay gaysteen dilal. Dilkan oo saaka subixii hore la fuliyay ayaa ka dhacay deegaanka Madhee…