wargeyskadawan.com
Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Gubtay Bariis Waxyeello bulshada leh
Hargeysa (Dawan) Dowladda hoose ee caasimada Hargeysa ayaa shalay meel fagaare ah ku gubtay raashin wakhtigiisu dhammaaday, kaas oo ahaa bariis. Fagaarihii lagu gubayay bariiskaas wakhtigiisu dhamm…