wargeyskadawan.com
Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta oo u jeediyey Culimada iyo shacbiga tallo la xidhiidha khudbada Jimcaha
Hargeysa(Dawan)-Wasiirka wasaaradda diinta iyo aw Qaafta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Xaaji Aadan, ayaa culimada Masaajidada, gaar ahaan khidaabta u jeediyey inay khudbada Jimcaha kaga hadl…