wargeyskadawan.com
Qaabkii uu Markabka Isra’iil uga Badbaaday Afduubka Koox Hubeysan
Koox hubeysan oo Mareykanku ku tilmaamay inay yihiin budhcad ayaa weeraray markab lala xidhiidhinayo Israel, oo marayay meel ku dhow xeebaha badda cas. Weerarkaas oo dhacay Axadii ayay hada kasoo b…