wargeyskadawan.com
Wasiir Habbane Oo Furay Shirka Billaha Ah Ee Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adaha Wada-shaqayntu Ka Dhaxayso
Hargeysa -(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda H. Beeraha JSL Axmed Maxamed Habbane, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shirka Billaha ah ee Wasaaradda iyo Hay’adaha ay wada-shaqaynta leeyihiin.…