wargeyskadawan.com
Suldaan Xasan oo Baaq Nabadeed u Diray beelaha Ku Diriray Degaanka Dararweyne ee Degmada Ceel Afweyn
Hargeysa (Dawan) Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay degaanka Darar-weyne ee degmada Ceel Afweyn. Suldaa…