wargeyskadawan.com
Dawladda Ingiriiska oo uga Digtay Muwaadiniinteeda in ay ka Qayb-Qaataan Colaada ka Taagan Sool
London- Dawladda Ingiriiska ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ku biiraan colaadda ka taagan bariga Somaliland ee gobolka Sool, maadaama ay taasi noqon karto dembiyo sida uu dhigayo sharciga Ing…