wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Socdaal ku Tegaya Taiwan
Hargeysa(Dawan)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan, ayaa shaacisay inuu dalkeeda socdaal rasmi ah ku tegi doono Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf. Wasaaradda ar…