wargeyskadawan.com
Ahmiyadda Ay Leedahay In Aroorta Hore Hurdada Laga Tooso
Qormada Labaad ee Barnaamijka Caafimaadka Wargeyska Dawan waxa aynu Todobaadkan ku soo qaadanaynaa, mihiimada ay caafimaad ahaan u leedahay qof inuu aroortii hudada hore uga tooso ama uga kaco, taa…