wargeyskadawan.com
“Waa in la soo jeediyo tallaabooyin la qabsi oo macquul ah oo lagula tacaalayo raadadka isbedelka cimiladda…”
Sida ay dhigayso Digreetadii madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ee soo baxday 7-dii bishii November ee 2023-ka, taasoo u jeedadeedu ahayd faafinta Siyaasada Qaranka ee Isbedelka Cimilada JSL. Iyadoo ay …