wargeyskadawan.com
Wetfi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL, oo Soo Kormeeray Baahiyaha Caafimaad ee Ka Jira Xeebta Gobolka Sanaag
Barnaamijka Caafimaadka Wargeyska Dawan Todobaadka Qormadeena Koowaad waxa aynu ku soo qaadanaynaa Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo oo soo kormeera…