wargeyskadawan.com
5 Hab Oo Looga Hortago Suuska Iyo Ilko Bololka, Caafimaadka Afkana Lagu Xifdiyo
Barnaamijka Caafimaadka Todobaadkan Qormadeena Labaad waxa aynu ku soo qaadanaynaa shan qaab oo aad uga hor tagi karto Suuska ku dhaca ilkaha iyo sidoo kale Ilka Bololka, taasi oo aad ku xafidi kar…