wargeyskadawan.com
Gir-gireyaasha Dhuxusha Madhxiyaa Maxay Ka Tari Karaan Yaraynta Dhir Jarista?
Dhuxulaysigu wuxuu ka mid yahay dhibaatooyinka halakeeyay deegaankeena ee sida daran waxyeelada joogtada ah ugu haya dhirta. Jarista dhirta ayaa la rumaysan yahay in ay sababto waxyaabaha keena xaa…