wargeyskadawan.com
Dawladda Itoobiya oo Madal Caalamiya ka Difaacday Heshiiska Is-fahan ee ay la Gashay Jamhuuriyada Somaliland
Hargeysa (Dawan)- Safiir ku xigeenka dawladda Itoobiya u qaabilsan Qarammada midoobay, Samuel Isa, oo ka qayb-galay shir ay magaalada Kampala ku yeesheen dalalka G77 iyo Shiinaha, ayaa ka hadlay ah…