wargeyskadawan.com
Maamulka Daadmadheedh oo Baabuur Dhuxulaysato ah ku Qabatay Oodweyne
Oodweyne (Dawan) Maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Daadmadheedh, ayaa ka hadlay 4 gaadhi oo ay ku soo qabteen dhul, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigtay wasaaradda degaanka oo kaashanays…