wargeyskadawan.com
“Tallaabada Soomaaliya Kaga Soo Horjeeddo Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya Waa Mid aan Wax ka soo Qaad Lahayn….”
Hargeysa (Dawan)- Safiirka dawladda Itoobiya u fadhiya Soomaliya, Mukhtar Maxamed Waare ayaa waraysi uu siiyay wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA ku faahfaahiyay sababta ay tahay in loo taageero he…