wargeyskadawan.com
Wefti Ka Socday Wasaaradda Caafimaadka Iyo Hay’adda Taiwan ICDF oo Kormeeray Cisbitaalka Burco Qormo Caafimaad oo Todobaadle ah,taasi oo Lagu Gorfeeyo Arrimaha Caafimaadka iyo guulaha iyo baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaanada dalka
Todobaadkan Qormadeena Koowaad ee Barnaamijka Caafimaadka Wargeyska Dawan waa aynu ku soo qaadanaynaa masuuliyiinta waaxda adeega caafimaadka iyo Cisbitaalada ee wasaaradda Caafimaadka JSL oo ay we…