wargeyskadawan.com
Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL, oo Nayroobi kula Shiray Qaadhaan Bixiyeyaasha Caalamka
Qore: Khadar M.Xaashi Nayroobi (Dawan) Wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta Qaranka Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kulamo kala duwan kul…