wargeyskadawan.com
“Soomaaliya Dhibaato ayay u Gaysataa Qaxootiga Somaliland ee Dalka Dibadiisa laga soo Celinayo ”Mareeyaha Madaarada
Hargaysa (Dawan) Mareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan “Sayid” ayaa sheegay in cadaawada ay Soomaaliya u qabto Somaliland iyo bulshadeedu ay gaa…