wargeyskadawan.com
Taliyaha Ciidanka Dabdamiska oo Guddida amniga u Hortagey Naaqishaada Xeerka Dabdamiska iyo Samata-bixinta
Hargaysa (Dawan) Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa shalay hortagey Guddi hoosaadka amniga iyo nabagelyada ee Guurtida oo golohoodu u xilsaaray ka soo tal…